Gen Saacid oo ka hadlay wararka xil ka qaadistiisa ku saabsan

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. C/xakiin Daahir Saciid Saacid ayaa sheegay in dib u habeyn lagu sameyn doono shaqada Ciidanka Booliska, taasi oo qeyb ka ah qorshaha hormarinta Ciidamada Booliska.

Wuxuu sheegay in ay kordhin doonaan Tababarada ay siinayaan Ciidamada Booliska, sidoo kalena ay u dhameystiri doonaan dhammaan agabka ay ku howlgalaan Ciidamada.

Dhianca  kale ayu Gen. Saacid waxbha kama jiraan ku tilmaamay warark so bexaya ee sheegaya in xilka laga qaadi dooni mar u l hadlayey ciidan tabular loo soo xiray waxuuna sheegay in hawlaha booliska ay dawladdu u igtmatay uu sii wadi doono.