Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo Bilaabatay

Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa cod u qaadaya imminka Seddex Musharax oo dhamaantood u taagan iney noqdan Gudoomiyaha Cusub Ee Baarlamaanka Maamulka Puntland.

Waxa Xilkasi u sharaxan  Axmed Cali Hashi, Saciidd Samatar Surad iyo Abdixakiin Mxxamed Axmed.