DHAGEYSO:Saraakiisha Ciidanka Dowladda oo Sheegay in Alshabaab ay Gubeen Tuulooyin ku Yaala Shabeellaha Hoose

Wararka naga soo gaarayo gobolka Shabeellaha hoose oo uu xalay ka dhacay dagaal culus ayaa ku waramaya inuu geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Maxamed Ciise oo ka mid ah saraakiisha ciidanka dowladda ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa Radio Dalsan u sheegay in Alshabaab ay dab qabadsiiyeen tuulooyin ku dhow deegaanka Number Konton ee gobolkaas, islamarkaana ay daganaayeen dad reer guura ah, waxaa uu sheegay in aqalo dadkaasi ay ku noolaayeen la gubay.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.