Dhageyso:Madaxweyne Farmaajo” aan kawada shaqeyno Danta Guud”

Madaxweynaha Dalka Maxamed C/llahi Farmaajo oo maanta soo xeray Shirweynihii dibu heshiisiinta oo 5-cisho Muqdisho ka socday ayaa waxa uu ka kahadlay Madashii Shirka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ku dheeraaday kahadalka ahmiyada dibu heshiisiinta iyo in laga shaqeeyo Danta guud,waxaana xubnihii kasoo qeyb galay Shirkaa uu kula dardaarmay in ay si wadajir ah uga shaqeeyaan danta Guud.

Waxaana ugu dambeentii uu soo jeediyay in laga mira dhaliyo hanaanka dibu heshiisiinta oo ay Dowlada qaadatay.

Halkan Ka dhageyso Madaxweyne Farmaajo: