Dhageyso:Hay’addaha Samafalka iyo Gal-mudug oo ka shiraya abaaraha.

Wararka aan ka heleyno magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug gaar ahaan dhanka Gal-mudug ayaa sheegaya in maanta halkaas uu kulan uga soconayo masuuliyiin katirsan Gal-mudug iyo qaar kamida Hay’addaha samafalka.

kulankaan ayaa la sheegay in uu ku saabsan yahay sidii wax looga qaban lahaa abaaraha baahsan ee ka jira degaanada maamulkaas kuwaas oo saameeyay nolosha dadka iyo duunyada.

Halkaan ka dhageyso