Diyaaradaha Qumaatiga u kaca ee dalka itoobiya ayaa maanta waxaa ay duqeen ka geesteen deegaano ka tirsan degmadda Buurhakaba ee gobolka Baay.
Qasaaraha ka dhasay duqeyntaasi wali lama xaqiijin.
Ciidamadda itoobiya iyo kuwa dowladda ayaa maalmihii dambe waday howlgalo ay kula wareegayaan deegaanada ay Al-shabaab ka maamulaan goboladda Bay Iyo Bakool.