Dhageyso: 4-qarax oo lagu qarxiyay maqaaxi ku taala Lafoole

sida ay dadka deegaanka u xaqiijiyeen idaacada Dalsan ciidamo ka tirsan kuwa Amisom ayaa maanta qarxiyay 4-qarax oo lagu aasay maqaaxi ku taala deegaanka Lafoole.

waxaa la sheegay in ciidamada Amisom ay ka warheleen in qaraxyo lagu aasay maqaaxida taa oo la’la damacsanaa ciidamo ka tirsan kuwa dowlada oo mar-marka qaar fadhiista maqaaxidaasi.

dadka deegaanka ayaa sheegaya in ciidamada Amisom ay ku guuleesteen qarxinta qaraxyadaas.

Halkan hoose ka dhageyso codka