DEG DEG: Qarax xoogan oo ka dhacay Xarunta Dowlada Hoose ee Fiisho Goferno

Qarax xoogan oo aad looga maqlay Magaalada Muqdisho ayaa goor dhaw ka hor dhacay xarunta Dowlasa hoose ee Fiisho Gogerno Ee degmada Xamar Weyne.

Ugu yaraan 5 ruux ayaa la soo sheegaya iney ku dhinten Qaraxa oo gaari loo adeegsaday oo ku qarxay inta u dhaxeysa Hoteelka Maleka iyo Xarunta Fiisha Goferno sida aan wararka ku helnay.

wariye Radio Dalsan ka tirsan oo goobta gaaray ayaa soo sheegaya in  dad badan uu waxyeelo gaarsiiyay Qaraxasi.