DEG DEG: Qarax Xoogan Oo Goor Dhaweyd Ka Dhacay Agaagaarka Isgoyska Shaqaalaha

Waxaa goor Dhaweyd Qarax Xoogan Laga Maqlay Agagaarka Isgoyska Shaqaalaha Ee Magaalada Muqdisho .

Qaraxa ayaa loo adeegsaday gaari islamarkaana la dhigay Carwo Al kowther Horteeda.

Lama Oga tirada rasmiga ah ee waxyeelada kasoo gaartay qaraxaasi.

Carwo Al kowther ayaa ku taala inta u dhaxeysa Hotel Makka Al Mukarama iyo Xarunta Immigration-ka.

 Faahfaahinta Halkan Kala Soco