DEG DEG: Natiijadda Wareega Labaad Ee Doorashadda

Cabdikariim Xuseen Guuleed 42 Cod

Axmed Macalim Fiqi 32 Cod

Axmed Cabdisalam 15 Cod

Wareega Seddexaad waxa ku tartami doonna Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo Axmed Macalim Fiqi.

Waxa meesha Isaga Baxay Axmed Cabdisalam.