Deg Deg; Gudoomiyaha Gudigga Dib U Eegista Dastuurka oo Iscasishay

Gudoomiyaha Guddiga Dib U Eegista Dastuurka Soomaaliya Marwo Caasho Geele oo Saxafiyiinta kula hadashay Magaaladda Galkacyo ayaa shaacisay iney Xilkasi iska Casishay.

Gudoomiyaha ayaa hor keceysay Guddi ka kooban Shan Xubin oo kala ahaa;

1. Marwo Caasho Geele Diiriye
2. Prof. Xasan Cumar Mahad-Alle
3. Cusmaan Jaamac Cali (Kaluun)
4. Maxamed Cabdalla Saalax
5. Xasan Xusein Xaaji.

Guddigasi waxa ansixiyay Golaha Wasiiradda Soomaaliya Hal Sanno ka hor bishii May Sanadkii 2014kii.