DEG DEG: Dowlada Soomaaliya oo diyaarado hub wada u direysa Puntland

Ila wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Dowlada Federaalka Soomaaliya ay u direyso Maamulka Puntland Laba diyaarad oo saanad Milliteri wada, si ay Ciiddanka Puntland ugu adeegsadaan La-dagaalanka Alshabaab.