DEG DEG: Doon ay la socdeen dad muhaajiriin ah oo ku degtay badda Mediterraneanka

Doon siday dad muhaajiriin ah ayaa goor dhaw ku degtay badda Mediterraneanka sida laga soo xigtay ciidamada Badda Ee wadanka Gariiga.

Wakaalada Wararka Mareykanka ee AP ayaa sheegeysa in dad gaaraya 250 ruux laga soo badbaadiyay musiibadasi,welina uu socdo howlgalkasi gurmadka ah.