DEG DEG: Dagaal Xoogan oo Ka Socda Gobolka Galguduud

Dagaal Culus oo u dhaxeeya Dagaalamayaal ka tirsan Al Shabab iyo Ciidamadda Itoobiya ayaa imminka ka socda Deegaanka Warholo ee Gobolka Galguduud.

Wararka ayaa sheegaya in dagalka uu ka dhashay khasaaro xoogan balse weli ma jirto cid xaqiijin karta tiradda dadka wax ku noqday Dagaalka Weli ka socda Gobolka Galguduud.

waxa ku soo kordha warkan halkan ayaad kala socon doontan insha allah.