DEG-DEG: Dhagayso:- Dab Khasaara Geestay Oo Ka Kacay Dagmada Yaaqshiid

Abaara Salaadii Subax Ka dib ayay dadka reer yaaqshiid waxa ay ku soo waabariisteen dab ka kacay guri ku yaala xaafadda SYL waxa uuna saameen ku yeeshay dhismaha guriga inkasto oo uusan geesan khasaara nafeed .

Gurmad iyo dadaal ay sameeyeen dadka deegaan kuma guulaysan awooda dab iyo iyada oo xiligu ahaa xili dadka intiisa badan aysan soo jeedin, dadaal iyo wicitaan dab damisyo waxaa codsigaas ka jawaabtay Shirkada Hurmuud oo gaartay goobta uu dabku ka kacay.

Wariye madax bnaan oo lgu magacaabo Mahad Abuubkar Socdaal goobtana gaaaray ayaa dalsan waxa uu usheegay in reerkii daganaa guriga ay isaga baxeen inta uusan xoogeysan dabka, dabka ayuu sheegay in uu ka dhashay koronto.

Mudo ka dib waa lagu guuleestay daminta dabkaas walina kama aysan hadlin maamulka dagmada xiriira kala duwn oo aan la sameenay.

Halkaan Ka Dhagayso Codka.