DEG DEG : Dab Ka Kacay Suuq Bacaad

Wariyayaasha Radio Dalsan ayaa soo sheegaya in dab uu ka kacay qeybta dharka Suuqa labaad ee Muqdisho Suuq Bacaad .

Dabka oo hada bilawday wali ma jiro wax dab damis ah oo goöbtä gaaray .

La soco wixi warar ee so kordha .