DEG DEG: Al Shabab oo Weerar gaadmo ah ku qaaday AMISOM

Wararka ka imaanaya Deegaanka Leego Ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in Al Shabab ay wadada u galen oo Weerar xoogana la eegten Ciidamada AMISOM.

Ciidamada la weeraray ayaa ku sii jeeday Deegaanka Yaaqbariweyne oo Saakay Al Shabab ay kala wareegen Ciidamada Dowlada Soomaliya.