DEG DEG: Al Shabab oo La Wareegtay Deegaanka Yaaqbariweyne

Xarakada Al Shabab ayaa dagaal kula wareegtay Deegaanka Yaaqbariweyne Ee Gobolka Shabeelada Hoose.

Al Shabab ayaa saakay Weerar xoogan ku qaaday Deegaanka Yaaqbariweyne gaar ahaan Fariisimo Ciidamada Dowlada ay halkasi ku leeyihiin.

Shalay ayay ahayd marka Al Shabab ay dib u qabsaden Degmada Janaale Ee Gobolka Shabeelada Hoose.