DAAWO Sawirrada: Puntland oo Soo Bandhigtay Rag Lagu Qabtay Walxaha Qarxa

Taliksa ciidanka Qeybta gobolka Bari ee maamulka Puntland ayaa maanta magaalada Boosaaso ku soo bandhigay ragg ciidamadu xalay ay ku qabteen gaari ay saarnaayeen walxaha qarxa, kadib howlgal ciidamada amaana ay ka sameeyeen Boosaaso.

Taliye C/xakiin Yuusuf Xuseen oo maanta warbaahinta Kula hadlay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegay in ragaaasi deegaaan ahaan afar ay ka soo jeedo Baay, isalamarkaana mid kale deegaan ahaan uu ka soo jeedo gobolka Hiiraan sida uu sheegay gaashaanle dhexe Cabdixakiin.

Halkaan hose ka Daawo Sawirrada: