Ciidamada AMISOM oo xirxiray Dhalinyaro Taleefanadooda ay ku arken Sawirada Meydadka Askartooda

Ciidamadda AMISOM ayaa xir xiray tiro dhalinyaro ah oo lala xiriiriyay Xarakada Al Shabab,kuwaas oo Taleefanadooda lagu arkay Meydadka askar ka tirsan AMISOM.

Dhalinyarada la qabtay oo seddex ahaa waxa lagu soo qaaday diyaarad nooca qumaatiga u duusha Ee Helicopterka.

Howlgalka dadkasi lagu soo qabtay ayaa lagu baadi goobayay ku dhawaad 50 Askari oo ka tirsan Ciidamada AMISOM,kuwaas oo la waayay kadib Weerarkii Janaale.