Booliska Britain oo dalbaday in laga Caawiyo Helista Seddex gabar oo Soomaali ah

Booliska waxa ay shacabka ka codsaden in laga caawiyo sii ay ku heli lahayen Seddex gabar oo Soomaali ah kuwaas oo la waayay halkii ay qabteen.

Fardowsa Xasan oo 16 sanno jira ah,Axlaam Saalax oo 14 sanno jir ah iyo Cabir Saalax oo dhamaantood Soomaali ah ayaa la waayay maalmihii Jimcaha iyo Axada Ee toddobaadkii Hore.

Waalidiinta Carruurtan ayaa sheegaya iney waayen Warka gabdhahan muddo isbuuc ka hor waxana loo badinayaa iney ku hurdooben basaska Magaalada oo ay la tageen Markii damabana.

Booliska waxa ay sheegen in cidkasta oo xog ka heysa halka ay joogan seddexdan gabar ay booliska wici karan si carruurtasi dib loogu soo celiyo Waalidiintooda.