Barlamaanka Federalka oo ku baaqay in la isku furo jidadka go’doonsan ee dalka

Mudane Mahad Cabdalla Cawad ah K/S Guddoomiyaha BFS iyo Ku-xigeenkiisa Labaad, ayaa Saxaafadda u soo gudbiyey Qaraar ku aadan Natiijadda ka soo baxday Kulan ay Xildhibaanadda kaga hadleen Ammaanka dalka.

Shirkaasi oo ahaa mid albaabaddu u xirnaa ayey Xildhibaanaddu yeesheen ka hor inta aan la xirin  Kalfadhigoodii 7-aad.

Qaraarka ka soo baxay BFS halkan ka akhris:-

QARAARKA GSHQ

©Radio Dalsan