Wareegto ka soo baxday xafiiska taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu Magacaabay taliyaha qeybta 27 April ee Ciidamada xoogga dalka oo horay u ahaa qeybta 12 April kuwaas oo ka howlgalla deegaanada Hir-Shabelle
Wareegtada oo ku taariikheysneyd 21,kii Bishaan ayaa la’ogeysiiyay dhammaan talisayada kala duwan ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.
Taliye Gorod ayaa taliyaha qeybta 27,ka April ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya u Magacaabay Sareeyo Guuto Maxamuud Maxamed Macalin (Koronto)
Hoos Ka Akriso Wareegtada taliyaha xoogga dalka oo dhameystiran.