Maanta barqadii waxaa qeybo ka mid ah duleedka Magaalada muqdisho lagu rasaaseeyay Gaari Meyd siday oo ay la socdeen Qoyska Reer Xaaji Gaaboow oo ah Ganacsato Caan ka ah dalka Gaar ahaan Xaafada Macmacaanka ee degmada Dharkeenleey ee Gobolkaan Banaadir.
Dadkaan dhintay iyo kuwo kaloo dhaawacmay ayaa waday meydka Eedadood oo geeriyootay si ay usoo aasaan.
Hadab Hoos Ka Akhriso Magacyada Lixda Ruux ee geeriyootay oo Dhalinyaro ahaa.
1- C/casiis Xaaji Gaabow
2- Maxamed Caadil Xaaji Gaabow
3- Cabdi Jibaar Caadil Xaaji Gaabow
4-Maxamed Cumar (Maxamed Yare)
5- Zakariye Axmed Gaabow