Akhriso:-Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Xil Cusub

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducale Geele Xaf ayaa Magacaabay gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Mamulka Galmudug.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Xaaf,ayaa waxaa xilkaas loogu Magacaabay Axmed Yuusuf Cabdulle.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada