10 qof oo ku geeriyootay dab ka kacay Ceel Shidaal dalka Indonesia

Afhayeenka Hay’adda Ka-hortagga Masiibooyinka ee dalkaasi, SUTOPO PURWO NUGROHO ayaa sheegay inuu dabkaasi saakayto oo Arbaco ah ka kacay Ceel Shidaal oo ku yaalla Jesiiradda Java, isla markaana uu weli gubanayo.

Waxa uu xusay inay ugu yaraan 10-qof ku geeriyootay dabkaasi, kuna dhaawacmeen 19-kale.