Wafdi uu hogaaminayey Boqor C/laahi Geedi Shador oo ka degay Dhuusa Mareeb si ay ….

Waxaa goor dhaw ka dagay Garoonka Ugaas Nuur ee  Caasimada Galmudug ee Magaalada dhuusa Mareeb Boqor C/laahi Geedi Shadoor iyo wafdi uu hogaaminayo si ay qeyb uga noqdaan So dhaweynta madaxweynaha ee Deeganada Galmudug .

Wafdiga C/laahi Geedi ayaa waxaa ay ka koobnaayeen odayaaal dhaqameedyo,siyaasiyiin iyo wax garad kale ,waxaana soo dhaweeyay qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada Dhuusa Mareeb.

Dhuusa mareeb waxaa ka socda So dhaweyn ballaaran oo madaxweyne Farmaajo lo sameynayo kaas oo la filayaa in Maalinta Berito ah wixii ka dambeeya in uu halkaasi tago.

Hoos Ka Daawo Sawirrada.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media