Ugu Yaraan 10 qof oo ku geeriyootay rasaas lagu furay Dad Barakacayaal ah

Ugu Yaraan 10 ruux ayaa ku geeriyootay rasaas ay isweydaarsaden Ciidamo isku dhacay oo ku sugnaa Goob ay saf ugu jiren dad barakacayaal ah in Cunno loogu qeybiyo Magaalada Muqdisho.

Dhacdadan ayaa ka dhacday Agagaarka Jaamacada Hageyr Ee Degmada Deyniile Ee Magaalada Muqdisho sida uu ku soo Waramay Wariye ka tirsan Radio Dalsan oo goobtasi gaaray.

Waxa ku soo kordha warkan halkan ayaad kala socon doontan insha allah.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor