Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo Fagaare kula hadlay Ciidan dhawaan la dagaalmay AL-Shabaab

Taliyaha ciidanka xoogga dalka General Odowaa Yuusuf Raage ayaa fagaare kula kulmay ciidanka xoogga ee ku sugan deegaanka ceel Cali Axmed.

General Odawaa Yuusuf Raage  ayaa ciidanka ku  amaanay howgallada baaxadda leh ee ka dhanka ah Al-shabaab, ee Ciidamadu ay ka wadeen degaankaasi iyod egaananada kale eek u xeeran.

Wajiga labaad ee Dagaalka Alshabaab ayaa si dardarleh uga bilowday dowlad goboleedyada Hirshabeelle iyo Galmudug iyadoo ilaa hadda laga saaray deegaano badan sida ay sheegeen masuuliyiinta dwoladda.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor