• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, May 22, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Tahriibayaal ay Soomaali ku jirto oo lasoo Badbaadiyay

Bilan Media by Bilan Media
January 27, 2020
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Tahriibayaal kasoo kala jeeda dalal kala duwan oo ay ku jiraan Soomaali ayaa laga soo badbaadiyay Badda Madetereanina-ka ee u dhexeeysa Liibiya iyo Talyaaniga, kadib markii uu soo samata bixiyay Markab kuwa gurmadka ah.

Muhaajiriinta lasoo samata bixiyay ayaa tiradooda waxaa lagu sheegay in ay ka  badan yihiin 184 Ruux, kuwaa oo isugu jira Rag iyo Dumar ayna kamid yihiih Caruur yar yar oo aan waalidkood la socon, waxaana la soo badbaadiyay iyagoo  ku socdaalayay biyaha badda Madetereanina-ka.

Sidoo kale Maamulayaasha maraakiibta badbaadada ee Ocean Viking ayaa waxaa ay sheegeen in 72 saacadood gudahood badda ay kasoo badbaadiyeen dad tiradooda gaareysa ilaa iyo 407 Ruux.

Dhinaca kale dowladdaha Talyaaniga iyo Liibiya ayaa dalbaday in Tahriibayaasha laga soo badbaadiyay Badda Madetereanina-ka dib loogu soo celiyo Magaalada Tripoli, hayeeshee waxaa arrintaas diiday Ocean Viking oo ay maamusho hay’adda MSF.

Sababta ugu weyn ee Ocean Viking oo ay maamusho hay’adda MSF u diideen in tahriibayaasha dib loo celiyo ay tahay sababo la xiriira dad oo ah kuwo dhibaato horey ugala kulmay xabsiyada Lku yaalla dalka Liibiya.

Previous Post

Dhageyso;-Warka Duhurnimo Ee Radio Dalsan

Next Post

Wasaaradda A/Gudaha oo Maanta Shir dib u heshiisiin ah ka furtay Muqdisho

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

May 21, 2025
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA
Bilan Media

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

May 20, 2025
RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen
Wararka Idaacadda

RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen

May 19, 2025
Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran
Warar

Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran

May 19, 2025
Next Post

Wasaaradda A/Gudaha oo Maanta Shir dib u heshiisiin ah ka furtay Muqdisho

Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh

Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh

by Liban
May 22, 2025
0

Mogadishu is set to become the epicenter of a major political showdown as a wave of heavyweight opposition figures—most of...

NISA Chief Meets Hiiraan Elders to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive

NISA Chief Meets Hiiraan Elders to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive

by Liban
May 22, 2025
0

Moqokori, Hiiraan – In a critical move to intensify the ongoing military campaign against Al-Shabaab militants, the Director of the...

Israeli Embassy Staff Shot Dead in Washington: Trump Condemns “Hate-Fueled Attack”

Israeli Embassy Staff Shot Dead in Washington: Trump Condemns “Hate-Fueled Attack”

by Liban
May 22, 2025
0

Washington, D.C. – A tragic shooting in the U.S. capital has left two Israeli nationals—employees of the Israeli Embassy—dead in...

Iran’s Parliament Defies U.S., Reasserts Nuclear Enrichment Rights

Iran’s Parliament Defies U.S., Reasserts Nuclear Enrichment Rights

by Liban
May 22, 2025
0

Tehran, Iran – The Iranian Parliament has reignited tensions with the United States after issuing a bold statement reaffirming the...

Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh
English News

Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
NISA Chief Meets Hiiraan Elders to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive
English News

NISA Chief Meets Hiiraan Elders to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Israeli Embassy Staff Shot Dead in Washington: Trump Condemns “Hate-Fueled Attack”
English News

Israeli Embassy Staff Shot Dead in Washington: Trump Condemns “Hate-Fueled Attack”

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Iran’s Parliament Defies U.S., Reasserts Nuclear Enrichment Rights
English News

Iran’s Parliament Defies U.S., Reasserts Nuclear Enrichment Rights

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Trump Stirs Controversy, Claims White Farmers Face ‘Genocide’ in South Africa During Ramaphosa Visit to White House
English News

Trump Stirs Controversy, Claims White Farmers Face ‘Genocide’ in South Africa During Ramaphosa Visit to White House

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and IOM Join Forces to Modernize Labour Market System and Tackle Unemployment
English News

Somalia and IOM Join Forces to Modernize Labour Market System and Tackle Unemployment

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh
  • NISA Chief Meets Hiiraan Elders to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive
  • Israeli Embassy Staff Shot Dead in Washington: Trump Condemns “Hate-Fueled Attack”
  • Iran’s Parliament Defies U.S., Reasserts Nuclear Enrichment Rights

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00