Suldaanka Xildhibaanad Huda oo ka hadlay eedeynta ay u soo jeedisay xildhibanada (Dhageyso)

Boqor Maxamed Jaamac oo ah sudaalka beesha ay matasho xildhibaanad Huda Cali Axmed ayaa warkooban uu siiyay idaacada Dalsan waxa uu sikulul kaga hadlay ee deynta ay u soo jeedisay xildhibaanadaas oo ahaa inuu ka danbeeyo warar ay ku sheegtay dacaayad oo ah in ay isla guursatay sadax nin, ayadoona sidoo kale ku ee deysay inuu weydiisay lacag laa’luusha ah oo dhan 200,000-dowlar.

Boqor Maxamed Jaamac ayaa shegay in arkas uu jiro dacwadeedna ay hada socoto.

Halkan hoose ka dhageyso codka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media