• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Monday, May 19, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Somali-Maraykan u dabaal-degay weeraro ay Daacish geysteen oo la soo maxkamadeeyey.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
November 16, 2016
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Yuusuf Wehliye oo 25 jir ah ayaa qirtay dacwad lagu soo oogay, kadib, markii uu shalay ka soo hor muuqday Maxkamad ku taalla magaalladda Fairfox ee Gobalka Virginia.

Eedeysanaha ayaa la sheegay inuu Ciiddan dhar cad oo ka tirsan Hay’adda FBI-da ku qabteen isagoo 4 qori nooca darandooriga u dhaca kala gudbinaya Maryland iyo Virginia.

Richard Gaylord oo ka tirsan FBI-da ayaa ku markhaati furay Eedeysanaha inuu sheegay inuu jecel yahay inuu ka qeyb galo Dagaalka Jihaadka.

Eedeysanaha ayaa la sheegay inuu hadalkaasi sheegay mar uu daawanayey Muuqaal Video oo ay Daacish surka ka goynayeen nin kale.

Gaylord waxa kale oo uu shalay Maxkamadda ka hor sheegay inuu Eedeysanaha u sheegay inuu doonayo inuu ku biiro Kooxda Daacish ama uu qarax ku weerari ka geysan doono Xarumaha lagu qoro Askarta cusub ee ku yaalla gudaha Maraykanka.

Eedeysane Yuusuf Wehliye ayaa la sheegay in Xukunkiisa lagu dhawaaqi doono bisha Feberaayo 3-da ee sannadka soo socda, waxaana la hadal-hayaa inuuuu muteysan karo Xabsi 10-sanno ah.

Dhinaca kale, Eedeysanaha iyo walaalkiisa ka weyn  ee Yaxye Wehliye waxaa 6 sanno ka hor lagu qabtay dalka Masar, xilli ay ku sii jeedeen dalka Yemen.

Labadan Walaalaha oo ku dhashay gudaha Maraykanka waxaa dib loogu soo celiyey Maraykanka, markii ay 2 bilood ku xayirnaayeen dalka Masar.

©Radio Dalsan

 

Previous Post

(MAGACA): Mid ka mid ah Odayaasha soo xulay Ergadda oo lagu toogtay Xarunta Doorashadda ee Cadaado

Next Post

(WAREEGTO): Maamulka Galmudug oo Guddi Baaritaan u saaray dhacdadii lagu xiray Wasiir ka tirsan Maamulkaasi.

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO
Warar

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

May 18, 2025
Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan
Warar

Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan

May 18, 2025
Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe

May 18, 2025
Dhalinyaro Ku Biiri Lahaa Ciidamada DF oo Lagu Qarxiyay Xerada Damaanyo
Warar

Dhalinyaro Ku Biiri Lahaa Ciidamada DF oo Lagu Qarxiyay Xerada Damaanyo

May 18, 2025
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Maalinta Aqbalaadda Caalamiga ah si loo Dhiirrigeliyo Ka-qaybgalka Dhijitaalka ee loo dhan yahay
Warar

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Maalinta Aqbalaadda Caalamiga ah si loo Dhiirrigeliyo Ka-qaybgalka Dhijitaalka ee loo dhan yahay

May 17, 2025
Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta ee Baqdaad
Warar

Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta ee Baqdaad

May 17, 2025
Next Post

(WAREEGTO): Maamulka Galmudug oo Guddi Baaritaan u saaray dhacdadii lagu xiray Wasiir ka tirsan Maamulkaasi.

10 Killed in Mogadishu Suicide Bombing Targeting Army Recruits

10 Killed in Mogadishu Suicide Bombing Targeting Army Recruits

by Dalsan Editor
May 18, 2025
0

Mogadishu, Somalia – At least 10 people were killed and dozens more injured on Sunday in Somalia’s capital, Mogadishu, after...

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

by Ilhaan
May 18, 2025
0

 Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid, iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Maxamed Axmed...

Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan

Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan

by Ilhaan
May 18, 2025
0

Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa xaqiijinaya in Taliyihii ciidamada Macaawisleyda gobolkaasi, Cabdi Yuusuf Salaad (oo loo yaqaanay Cabdi...

Somalia and Italy Launch Executive Master’s Program to Build Healthcare Leadership Capacity

Somalia and Italy Launch Executive Master’s Program to Build Healthcare Leadership Capacity

by Liban
May 18, 2025
0

MOGADISHU – In a significant step towards revitalizing Somalia’s health sector, the Federal Ministry of Health and Human Services, in...

10 Killed in Mogadishu Suicide Bombing Targeting Army Recruits
English News

10 Killed in Mogadishu Suicide Bombing Targeting Army Recruits

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO
Warar

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan
Warar

Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Italy Launch Executive Master’s Program to Build Healthcare Leadership Capacity
English News

Somalia and Italy Launch Executive Master’s Program to Build Healthcare Leadership Capacity

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Suicide Bombing Targets Army Recruitment Center in Mogadishu: Multiple Casualties Reported
English News

Suicide Bombing Targets Army Recruitment Center in Mogadishu: Multiple Casualties Reported

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • 10 Killed in Mogadishu Suicide Bombing Targeting Army Recruits
  • DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO
  • Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan
  • Somalia and Italy Launch Executive Master’s Program to Build Healthcare Leadership Capacity

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00