Xarunta Doorashadda ee Cadaado ayaa goor dhow lagu kala cararay, kadib markii mid ka mid ah Ergadda lagu toogtay afaafka hore ee xaruntaas.
Wararka waxay sheegayaan inuu Marxuumka la toogtay lagu magacaabi jirey C/llaahi Carraale Dibbed, kaasi oo ka mid ahaa Odayaasha soo xulay Ergooyinka Doorashadda ee ku sugan Cadaado.
©Radio Dalsan