• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, May 15, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Somali Kawaanley ka ah Maraykanka oo shaqada uga tegay cadaadis la saaray Xilliyadda Salaada.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
December 31, 2015
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

 

Ku-dhawaad 150 Kawaanley  badankooda ka soo jeeda Somalia ayaa  isaga tegay Shaqadooda, kadib, markii ay is-khilaafeen Maamulka Wershada Hilibka ee The Cargill Meat Solutions oo ku taalla Degmadda Fort Morgan ee Gobalka Colorada ee dalka Maraykanka.

Tallaabadaasi ayaa timid, kadib, Maamulka Wershadda ay Muslimiinta u diideen fasax kooban si ay u oogaan Salaaddaha ku gala inta ay shaqaynayaan.

Toban maalmood ka hor, in ka badan 200 Shaqaale ay ayaa isaga tegay Shirkadda Wershadaasi, kadib, markii lagu mamnuucay inay si wadar ah hal mar u baxaan si ay Jameeco ahaan u tukadaan.

Qaar ka mid ah Shaqaalahaasi ayaa soo laabtay, balse intooda badan wey diideen inay ku laabtaan shaqada, kadib, markii ay Wakiilo ka socda Golaha Xiriirka Muslimiinta Maraykanka “The Council on American-Islamic Relations (CAIR)” dhexdhexaadin ka galeen Murankaasi.

Hawl-fuliyaha iyo Afhayeenka Golaha Islaamka Maraykanka, Jeylaani Xuseen ayaa sheegay in Shaqaalaha la ruqseeyey ay ku jiraan kuwo Wershadda ka shaqeynayey ilaa 10-sanno.

Waxa uu sheegay inay Maamulka Wershadad oggolaadeen inay Muslimiinta ku tukadaan Wershadda dhexdeeda, loona diyaariyey Qolka Salaadda.

Sidoo kale, Mas’uulkaasi waxa uu sheegay inay Shaqaalaha shaqada ka tegay sheegeen intay Salaad la’aan ku dhici lahayd iska ruqseysteen Shaqada Wershadda.

HILIBLE USA3Isbuucii la soo dhaafay, Afhayeenka Wershadda Hilibka ee The Cargill Meat Solutions, Mike Martin ayaa u sheegay Wargeyska The Greeley Tribune in Shaqaalaha aaminsan Diimaha kala duwan u oggol yihiin inay cibaadaystaan, laakiinse aysan oggolaan karin inay hal mar shaqaale badan u baxaan Cibaadaysi, taasi oo uu sheegay inay yaraynayso Wax-soo-saarka Wershadda.

Dhinaca kale, Shaqaalaha Kawaanleyda ee ka shaqeeya Wershadaasi, waxaa la sheegay inay  halkii saac ku shaqeeyaan lacag dhan 14-Dollar.

Xigasho: AP and The Denver Post‎

©Radio Dalsan                           

Previous Post

Madaxweynaha: “Nicholas Kay waxaa uu dadaal badan u galey fududeynta hawlaha Qaramada Midoobay ka fulineyso Soomaaliya”

Next Post

Dowlada Jabuuti oo xirtay Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Diinta Dalkasi

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada
Warar

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”
Warar

“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”

May 14, 2025
Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada
Warar

Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”
Warar

“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”

May 14, 2025
Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh
Warar

Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh

May 14, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.

May 14, 2025
Next Post

Dowlada Jabuuti oo xirtay Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Diinta Dalkasi

Somalia’s political heavyweights unite ahead of 2026 polls

Somalia’s political heavyweights unite ahead of 2026 polls

by Dalsan Editor
May 15, 2025
0

Mogadishu, Somalia – May 14, 2025 - In a seismic shift that could redefine Somalia’s political future, President Hassan Sheikh...

Putin and Trump Absent as Russia-Ukraine Peace Talks Begin in Istanbul

Putin and Trump Absent as Russia-Ukraine Peace Talks Begin in Istanbul

by Liban
May 15, 2025
0

Istanbul, Turkey – Russian President Vladimir Putin and U.S. President Donald Trump will not attend the peace talks between Russia...

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

by Ilhaan
May 14, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta guddoomiyay kulanka Guddiga Sare ee Sanduuqa Nabadda iyo Xasilloonida Soomaaliya...

“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”

“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”

by Ilhaan
May 14, 2025
0

Koox ka kooban madax hore iyo hoggaamiyeyaal xisbi oo si weyn looga qadariyo siyaasadda Soomaaliya ayaa maanta si wadajir ah...

Somalia’s political heavyweights unite ahead of 2026 polls
English News

Somalia’s political heavyweights unite ahead of 2026 polls

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Putin and Trump Absent as Russia-Ukraine Peace Talks Begin in Istanbul
English News

Putin and Trump Absent as Russia-Ukraine Peace Talks Begin in Istanbul

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada
Warar

"Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”
Warar

"Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland"

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada
Warar

Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”
Warar

"Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho"

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somalia’s political heavyweights unite ahead of 2026 polls
  • Putin and Trump Absent as Russia-Ukraine Peace Talks Begin in Istanbul
  • “Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada
  • “Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00