• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, June 25, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Shirkii Muqdisho oo baaqday iyo sababta ka danbeysay

Bilan Media by Bilan Media
September 3, 2020
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Waxaa baaqday shirkii la filayay in muqdisho uga furmo Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo labada Madaxweyne ee Jubbland iyo Puntland, waxana qorshuhu ahaa in shirku uu si toos ah u billawdo habeenimadii  xalay ahayd.

Sababta shirkaasi uu u baaqday ayaa waxaa kasoo baxaya Warar kala duwan, waxaana la sheegay in maamulka Jubbaland ay shuruud adag ku xireen Billabashada shirka, Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa la sheegay in iuu dowladda ka dalbaday in Ciidanka ay gaysay Gobolka Gedo ay ka saarto, taasi oo la sheegay in la isku mari waayay.

Wararku waxaa intaas ay ku darayaan in tan iyo xalay ay socdeen shirar hoose oo lagu doonayo in shirka Maanta la amba-qaado, waxaana Madaxda Muqdisho ku kulansan ay wadaan wadatashiyo iyo shirar gooni gooni ah.

Shirka xalay Baaqday ayaa waxaa mas’uul ka ahaa Jubbaland sida wararku sheegayaan, balse wali ma jiro wax mowqif cad ah oo maamulka Puntland kasoo baxay, iyadoo aan ilaa hadda la soo warin in Puntland dhankeeda ay ka jiraan wax shuruudo ah oo ay ku xireen billaabashada shirka.

Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo baxay shalay waxaa lagu sheegay in shirku si rasmi ah uu u billaaban doono, waxaana warka kasoo baxay madaxtooyada uu sheegayay in habeenimadii xalay ahayd uu furmayo shirkaas, dhammaan dhinacyada ka qayb galayana ay diyaar u yihiin, balse xalay ayay wax walba is beddeleen.

Labada maamul oo iyagu shirka horay u dalbaday kadib kulan ay isugu tageen magaalada garoowe ee xarunta Mamamul Goboleedka Puntland ayaa haatan u muuqda in dhankooda ay ka imaanayaan shuruudo sii adkeyn kara wada hadalka.

Waxaana hadda socda dadaaladii ugu danbeyay ee shirkaas dib loogu amb-qadayo, maamulka jubbaland wali kama taanaasulin go’aankii ay xalay shirka ku baajiyeen,  dhinac dowladdana lama oga tallaabada ay qaadi doonto maaddaama shirka ay shuruud adag hortallo, walina dhinacyadu waxa ay wadaan wadatashiyo uu dhinac waliba dib isugu laabanayo.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka Urur Goboleedka IGAD

Next Post

Mareykanka oo cunaqabateyn saaray saraakiil ka tirsan maxkamadda ICC

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Madaxweyneyaashii Hore ee Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarkii Iran ku Qaadday Qatar
Warar

Madaxweyneyaashii Hore ee Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarkii Iran ku Qaadday Qatar

June 24, 2025
Soomaaliya oo si Kulul u Cambaareysay Weerarkii Iran ku Qaaday Saldhigga Mareykanka ee Qatar
Warar

Soomaaliya oo si Kulul u Cambaareysay Weerarkii Iran ku Qaaday Saldhigga Mareykanka ee Qatar

June 24, 2025
Iran oo Gantaallo Ku Weerartay Saldhigga Ciidamada Mareykanka ee Qatar
Caalamka

Iran oo Gantaallo Ku Weerartay Saldhigga Ciidamada Mareykanka ee Qatar

June 24, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

June 23, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

June 23, 2025
“Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”
Warar

“Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”

June 23, 2025
Next Post

Mareykanka oo cunaqabateyn saaray saraakiil ka tirsan maxkamadda ICC

Zohran Mamdani Makes History: Poised to Become New York City’s First Muslim Mayor in Progressive Landslide

Zohran Mamdani Makes History: Poised to Become New York City’s First Muslim Mayor in Progressive Landslide

by Gesey Liban
June 25, 2025
0

NEW YORK – In what is shaping up to be a watershed moment in American political history, Somali-Ugandan-born Zohran Mamdani,...

Somalia Denounces Iran’s Missile Strike on U.S. Base in Qatar, Urges Restraint Amid Rising Gulf Tensions

Somalia Denounces Iran’s Missile Strike on U.S. Base in Qatar, Urges Restraint Amid Rising Gulf Tensions

by Gesey Liban
June 24, 2025
0

Mogadishu, Somalia – In a strong and swift response to rising tensions in the Gulf, the Federal Government of Somalia...

Former Somali Presidents Condemn Iranian Missile Strike on Qatar as “Unacceptable Aggression”

Former Somali Presidents Condemn Iranian Missile Strike on Qatar as “Unacceptable Aggression”

by Gesey Liban
June 24, 2025
0

Two former Somali presidents, Mohamed Abdullahi Farmaajo and Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, have strongly condemned Iran’s missile attack on the...

Madaxweyneyaashii Hore ee Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarkii Iran ku Qaadday Qatar

Madaxweyneyaashii Hore ee Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarkii Iran ku Qaadday Qatar

by Ilhaan
June 24, 2025
0

Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii gantaallaha ahaa...

Zohran Mamdani Makes History: Poised to Become New York City’s First Muslim Mayor in Progressive Landslide
English News

Zohran Mamdani Makes History: Poised to Become New York City’s First Muslim Mayor in Progressive Landslide

June 25, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Denounces Iran’s Missile Strike on U.S. Base in Qatar, Urges Restraint Amid Rising Gulf Tensions
English News

Somalia Denounces Iran’s Missile Strike on U.S. Base in Qatar, Urges Restraint Amid Rising Gulf Tensions

June 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Former Somali Presidents Condemn Iranian Missile Strike on Qatar as “Unacceptable Aggression”
English News

Former Somali Presidents Condemn Iranian Missile Strike on Qatar as “Unacceptable Aggression”

June 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyneyaashii Hore ee Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarkii Iran ku Qaadday Qatar
Warar

Madaxweyneyaashii Hore ee Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarkii Iran ku Qaadday Qatar

June 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Soomaaliya oo si Kulul u Cambaareysay Weerarkii Iran ku Qaaday Saldhigga Mareykanka ee Qatar
Warar

Soomaaliya oo si Kulul u Cambaareysay Weerarkii Iran ku Qaaday Saldhigga Mareykanka ee Qatar

June 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Iran oo Gantaallo Ku Weerartay Saldhigga Ciidamada Mareykanka ee Qatar
Caalamka

Iran oo Gantaallo Ku Weerartay Saldhigga Ciidamada Mareykanka ee Qatar

June 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Zohran Mamdani Makes History: Poised to Become New York City’s First Muslim Mayor in Progressive Landslide
  • Somalia Denounces Iran’s Missile Strike on U.S. Base in Qatar, Urges Restraint Amid Rising Gulf Tensions
  • Former Somali Presidents Condemn Iranian Missile Strike on Qatar as “Unacceptable Aggression”
  • Madaxweyneyaashii Hore ee Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarkii Iran ku Qaadday Qatar

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00