Dhawaan ayaa la filayaa in Magalada Muqdisho lagu qabto shirka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka oo 30 Sano kadib ay Soomaaliya martigelineyso.
Wasaaradda Arrimaha Dibada Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in 27 Oktoobar oo beri ku began ay kulan iskugu imaanayaan xubnaha 14-ka dal ee Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka kaa soo ka dhacaya Magalada Muqdisho.
Hadaba Hoos Ka Akhriso Magacyada 15-ka dal ee Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka
1- Azerbaijan
2- Brunei
3- Djibouti
4- Egypt
5- Gabon
6- Iran
7- Kuwait
8- Malaysia
9- Pakistan
10- Qatar
11- Saudi Arabia
12- Sudan
13- Turkey
14- UAE
15- Yemen