Shirka Madaxda Dowlada iyo Maamul Goboleedyada oo Ka Furmay Garoowe

Shirka oo lagu waday inuu Shalay furmo ayaa dib u dhacay imminka ayuuna ka furmay Magaalada  Garowe Ee Xarunta Maamulka Puntland.

Waxa halkasi ku sugan Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Adan,Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) iyo Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas).

Maamulka Galmudug ayaa si cad u qaadacay Shirka Waxana uu sheegay Madaxweyanha Maamulkasi Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ineysan raali ka ahayn Ka qeybgalka Shirka Garowe.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor