Shirka Maamulka Goboladda Dhexe oo Si Rasmi ah U Furmay

Shirka Maamulka Goboladda Dhexe Ee Magaalada Cadaado ayaa imminka si rasmi ah uga furmay Magaaladda Cadaado.

Xubno ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku sugan Madasha Shirka Maamul u sameynta ayaa xaqiijiyay inuu si rasmi ah u furmay Shirka.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goobta ku sugan waxana imminka socda Qudbadaha ay jeedinayaan Xubnaha Shirka ka qeybgalaya.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor