Goordhow waxaa Muqdisho soo gaaray Culumo uu hoggaaminayo Sheekh Cabdi Umal oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed kuwaas oo ka yimid dalka Kenya.
Wafdigan ayaa waxaa Garoonk Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Xubno ka tirsan Maamulka gobolka Banaadir iyo Gudiga Gurmadka Qaran
Culumadaan oo uu hoggaaminayo Sheekh Cabdi Umal ayaa waxa ay waareejin doonaan lacag oo ay kaga qeyb qaadanayaan Gurmadka loo fidinayo Dhibanayaashii Weerarkii Zoobe.
Hoos Ka Daawo Sawiirda