Shariif xasan Sheekh Adan Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Sooamaliya ayaa Maanta xariga ka Jaray Ceel Biyood laaga Hergaliyey Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay
Ceel Biyoodkaasi ayaa waxaa hirgelintiisa Gacan ka geystay Unsom Iyo AMISOM waxaana goobjoog ka ahaa Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed Saraakiil ka tirsan AMISOMÂ iyo Masuuliyiin kale.
Madaxweynaha  Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Adan  ka hadlay muhiimada uu Shacabka Koonfur Galbeed u leeyahay Ceel Biyoodkan Laga xer Galiyey Magalada Baydhabo.
Ügu Horeen Waxaa Maxad Iska le Alaha waxan kaloo Umaxadcilineynaa Dowladii iyo hay,adihii Gacan ka Geystey Qodista ceel Biidkaan oo ah Kii ugu horeeyey ee 30 -kii Ceel biyood looga tala galey deegaanada Koonfur galbeed Soomaaliya in laga qodo, waxaan dalbanayaa  in sida ugu Dhaqsiyaha badan looga qodo degmooyinka Iyo deegaanada Koonfur Galbeed Ceel Biyood Noocan oo kale ah Si ay Bulshada  uga baxaan Biya yarida Dhawaan  soo food saartey ayuu yiri Shariifkaâ€
Ugu dambeyn Shariifka ayaa ugu abaqay Shacabka ku nool Guud ahaan deegaanada Koonfur Galbeed in ay Ciidamada AMISOM iyo kuwa Koonfur Galbeed kala Shaqeeyan sugida amniga si deegaanada Go’doonsan loga hirgeliyo Ceelal Biyood.
Hoos Ka Daawo Sawirrada Xarig jarka