Sawirro:-Madaxda Dowlad Goboleedyada oo booqday deegaan hoostaga Magalada Kismaayo

Madaxda Dowlad goboleedyada oo weli uu shirka uga socdo Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa Gelinkii dambe ee Maanta waxa ay booqdeen deegaanka loo dalxiis tago ee Goobweyn.

Madaxweynayaasha,Koonfur Galbeed,Hir-Shabeelle, Galmudug,Puntland iyo Jubbaland ee Martida loo yahay ayaa safarka dhinaca dhulka ah waxa ay ku tageen deegaanka goobweyn.

In kastoo weli shirkooda uu soo dhamaan ayaa hadana waxaa warar soo baxaya ay sheegayaan in ay jiraan qodobo ay isku mari la’yihiin maadaama Maalinta berito ah uu qorshuhu yahay in la soo gaba gabeeyo.

Hoos Ka Daawo Sawirada booqashadii Galabta ee deegaanka Goobweyn.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor