Sawirro:-Ciidamada Jubbaland oo howlgal ka fuliyey G/Jubabda Hoose

Howlgalkaan ayaa waxaa deegaanada Waqooyi ee Gobolka Jubbanada Hoose uga sigaar ah u fuliyey Ciidamada Darawaasiihta Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland.

Saraakiisha howlgalka hoggaamineysa ayaa waxaa ay Warbaahinta u sheegeen in looga gol leeyahay sugida amniga,iyada oo sidoo kale ay ku baadi goobayeen rag ka tirsanaa Al-Shabaab oo mararka qaar weeraro ka geysta Waqooyiga Gobolkaas.

Howlgalk weli saraakiishu mashegin waxyaabah ay ku qabteen,waxana howlgalka ka qeyb qaadanayey Gaadiidka dagaalka dowlad Goboleedka Jubbaland.

Howlgalkaan ayaa daba socday kadib markii 24 Saac ee lasoo dhaafay qeybo ka mid ah Gobolka Jubbada Hoose ay ka dhaceyn weeraro,kas oo uu ugu dambeeyey weerarkii lagu dilay askar ka tirsaneyd Mareykanka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media