Wax ka yar 24-saacadood kadib, ayaa waxaa la sheegay inay qaar ka tirsan Golaha Wasiiradda ee HirShabelle inay durbadiiba ku dhawaaqeen inay is-casileen.
Tallaabadaasi ayaa ku soo beegantay, iyadoo Madaxweynaha Maamulkaasi iyo Ku-xigeenkiisa isku khilaafsan yihiin sidii xubnaha Golaha Wasiiradda looga dhigi lahaa mid isku dheeli-tiran ay u qeybsadaan Beelaha wada deggan Labada Gobal ee Sh/dhexe iyo Hiiraan.
Halkan ka akhriso Liiska Wasiiradda la magacaabay iyo Beelaha ay ka soo kala jeedaan:
©Radio Dalsan