Kuanki u horeeyey ayeey gakabta SYL hotel ku yeesheen wasiirada magacaabin ee wali aan helin kalsoonida barlamaanka.
Kulankan oo ahaa is xog wareysi ayaa waxaa soo xaadirtay inta badan wasiirada , waxaana dolda ay quseysa ansixinta biri ee golaah shacabaka .
Wasiirada oo rajada iney barlmaanka maraan ay tahay mid aad u sareysa ayaa  qaarkood ah kuwo khibrad leh sida badan qabaan oo shaqada qaban kara loo igmaday.
Raisal wasaare Kheyre ayaa shalay Muqisho ka sheegay in wasiiradiisa uu kula xisaabtami doono hawlahodoa,