(SAWIRO):- Caalimka Weyn ee Sheekh Cusmaan Xiddig oo qaabilay Hoggaamiyaha Ahlu-sunna Wal-jameeca

Caalimka weyn ee ka tirsan Culumaa’udiinka Soomaaliyeed, Al-sheekh Cismaan Xiddig waxa uu hoygiisa ku yaalla Degmadda Kaaraan ee magaalladda Muqdisho ku qaabilay Hogaamiyaha Ahlu-sunna  Wal-jameeca, Macallim Maxamuud Sheekh Xasan Faarax.

Labada Sheekh waxay ka mid yihiin Allaha Xafidee Culumaa’udiinka u taagan Faafinta caqiidada wanaagsan iyo ka-hortaga fahamka qaldan ee ay kuwa lunsan ka bixiyaan Diinta Islaamka.

Kulankooda waxaa goobjoog ka ahaa Mashaa’iq badan oo magac iyo maamuus ku leh Mujtamaca Soomaaliyeed.

©Radio Dalsan

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media