Sawiradii ugu horeeyay ee Diyaaradii Masar oo la baahiyay

Sawirada waxyaabahii ka soo haray burburka diyaaradii Masar ee Egyptair ayaa markii ugu horeysay maanta la baahiyay.

Telefishinka BBC ayaa soo bandhigay dhowr sawir oo ah kuwii ugu horeeyay ee laga soo qaaday waxyaabo ka soo haray burburkii diyaarada.

ONEEE TWOO THREEE

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor