Gudoomiyaha Xisbiga Midnimada Dimuqoraatiga Salaad Cali Jeele ayaa Wareysi uu siiyay Redio Dalsan Waxa uu kaga hadlay dibu dhacyada daahshaday hanaanka geedi socodka Doorashada dadban.
Mr Jeele ayaa ku eedeeyay Hogaanka sare ee dalka in ay doonayaan in doorashada ay gaarto Sanadka 2017-.
Isaga oo sheegay in Doorashadii aqalka hoose ee ka kala dhacday Garoowe,Kismaayo Baydhabo ,Jowhar iyo Cadaado ay hareeyeen Musuq masuq iyo ku takri fal awoodeed.
Halkan ka dhageyso Wareysiga Salaad Cali Jeele.