• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, June 24, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Saciid Deni oo ka hor yimid wareegtoooyin is xig-xigay oo kasoo baxay Xafiiska Axmed Karaash

Dalsan Editor by Dalsan Editor
April 25, 2022
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 2 mins read
A A
Saciid Deni oo ka hor yimid wareegtoooyin is xig-xigay oo kasoo baxay Xafiiska Axmed Karaash
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha Puntland saciid Cabdullaahi Deni ayaa qoraal kooban oo uu soo saaray ku sheegay in isaga oo ku sugan gudaha Soomaaliya aysan dhaqan gal noqon karin wareegto kasta oo ka soo baxda madaxweyne ku xigeenkiisa.

Madaxweynaha ayaa isaga oo soo xiganaya qodobka 80-aad ee dastuurka Puntland farqadiisa 2-aad waxa uu sheegay “in aysan dhaqangal ahayn wareegto kasta ee uu soo saaro Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Puntland aniga oo ku sugan gudaha Dalka Soomaaliya.”

Saciid Deni ayaa ugu danbeyn ku amray hay’adaha dowlad goboleedka Puntland in ay shaqadooda sii wataan, “loona hogaansamin wareegto kasta oo aan waafaqsaneyn Dastuurka iyo Qawaaniinta kale ee Dowladda Puntland sida ku cad qodobka 138-aad, farqaddiisa 2-aad ee Dastuurka Puntland.”

Hadalka Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo hadda ku sugan magaalada Muqdisho oo uu ka wado olole uu ugu jiro doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa imaneysa iyadoo dhowaan uu madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) uu sheeegay in uu si ku meel gaar ah ula wareegay xilkii madaxweynaha ee Puntland. Waxa uu faray hay’adaha dawladda inay u hoggaansamaan ilaalinta iyo dhawrista dastuurka Puntland iyo qawaaniinta kale.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in maadaama uu madaxweynihii si ku meel gaar ah u gudan kari waayey waajibaadkiisa dastuuriga ah, in masuuliyaduhu ay isaga si ku meel gaadh ah ugu wareegayaan sida ku cad ayuu yidhi dastuurka Puntland.

Axmed Karaash ayaa xalay xilkii ka qaaday guddoomiyaha gobolka Mudug oo dhowaan loo doortay xildhibaan ka tirsan dowladda federaalka, waxaana uu magacaabay guddoomiye cusub oo uu yeelanayo gobolka Mudug.

Previous Post

Dhageyso:- Warka Habeen Ee Radio Dalsan 25/04/2022

Next Post

RW Rooble oo Geneva kula kulmay Ergayga gaarka ah ee UK u qaabilsan Geeska Afrika

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

June 23, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

June 23, 2025
“Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”
Warar

“Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”

June 23, 2025
Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran oo Wadahadallo Muhiim ah la Leh Madaxweynaha Ruushka
Warar

Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran oo Wadahadallo Muhiim ah la Leh Madaxweynaha Ruushka

June 23, 2025
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimadda Algeria
Warar

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimadda Algeria

June 23, 2025
“Soomaaliya Oo Laga Saaray Liiska Askareynta Carruurta”
Warar

“Soomaaliya Oo Laga Saaray Liiska Askareynta Carruurta”

June 23, 2025
Next Post
RW Rooble oo Geneva kula kulmay Ergayga gaarka ah ee UK u qaabilsan Geeska Afrika

RW Rooble oo Geneva kula kulmay Ergayga gaarka ah ee UK u qaabilsan Geeska Afrika

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

by Ilhaan
June 23, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeybgalay munaasabad si rasmi ah loogu daahfurayay Qorshaha Hiigsiga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

by Ilhaan
June 23, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka...

“Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”

“Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”

by Ilhaan
June 23, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay ka qeybgalay munaasabad casho sharaf ah oo lagu maamuusayay...

Somalia Launches Ambitious Century Vision Plan 2060 to Transform the Nation into a Prosperous, Unified Middle-Income Country

Somalia Launches Ambitious Century Vision Plan 2060 to Transform the Nation into a Prosperous, Unified Middle-Income Country

by Gesey Liban
June 23, 2025
0

In a landmark move signaling a bold new era for Somalia’s future, President Dr. Hassan Sheikh Mohamud today officially launched...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”
Warar

"Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban"

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Launches Ambitious Century Vision Plan 2060 to Transform the Nation into a Prosperous, Unified Middle-Income Country
English News

Somalia Launches Ambitious Century Vision Plan 2060 to Transform the Nation into a Prosperous, Unified Middle-Income Country

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali National Army Repels Al-Shabaab Ambush in Baidoa, Killing Dozens in Counter-Offensive
English News

Somali National Army Repels Al-Shabaab Ambush in Baidoa, Killing Dozens in Counter-Offensive

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Participates in Arab Social Development Summit in Algeria
English News

Somalia Participates in Arab Social Development Summit in Algeria

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
  • “Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”
  • Somalia Launches Ambitious Century Vision Plan 2060 to Transform the Nation into a Prosperous, Unified Middle-Income Country

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00