DHAGEYSO: Ra’isul Wasaare Kheyre oo Sheegay in Madaxda Dowladda Kaliya Aysan Waxba Qaban Karin Xaalada Dalka

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyre oo ka hadlayey xaaladaha u baahan wax ka qabashada dalka ayaa sheegay in madaxda dowladda kaliya aysan ku filneyn arrimaha u baahan wax ka qabashada xaaladaha ka jira dalka ee loo baahanyahay kaalinta shacabka.

Ra’isul wasaare Kheyre ayaa ugu baaqay qofkastaa oo Soomaaliyeed inuu ka shaqeeyo dib u dhiska dalka, islamarkaana uu taageero dowladda, si loo gaarsiiyo dadka iyo dalka Hormar.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media