Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo Maanta Hortagaya Baarlamaanka Dalka

Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa Maanta lagu wadaa inuu Hortago Baarlamaanka Dowladda Soomaaliya.

Cumar Cabdirashiid ayaa soo bandhigi Doona Qorshaha Xukuumadiisa sida Xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ay Warbaahinta u sheegeen.

Waxa kasoo kordha Warkan Waxaad kala socon doontan Radio Dalsan insha allah.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor